berberatoday.com
Baaq Taageero Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka Faransiiska
January 16, 2017 - Written by Berbera Today

BAAQ TAAGEERO AH

 

XISBIGA CADAALADA IYO DARYEELKA LAANTIISA DALKA FRANCE.

 

Aniga oo ku hadlaaya magacayga IYO ka xisbiga UCID laantiisa dalka France. Waxaan halkan ku cadaynayaa in aan ku taageersanahay GUDOOMIYAHA XISBIGA UCID Ahna musharaxa jagada madaxwayne ee SOMALILAND

MUDANE Faysal Cali Xuseen.

Ee ahaa in mudo la kordhiyo ee Aan la qabankarin doorasho xiligan.

 

Iyada oo dalkeena abaaro baahsan ay ka dhaceen, kuwaas oo sababay dhibaato NAF IYO MAALBA galaafatay.

 

Waxaan sidoo kale soo dhowaynayaa in hadalkii ahaa in dadkeena loo sameeyo xerooyin lagu quudiyo ay muhiim tahay.

 

Waxa uu ahaa hadal naxariis iyo damqasho leh hadaanu nahay hawl wadeenada xisbiga UCID EE DALKA France waxanu sidoo kale leenahay dalka IYO DALKA haloo tudho.

 

Waxaan ugu baaqayaa bulshada SOMALIALND in ay u gurmadaan dadkooda tabaalaysan.

 

Waxaan sidoo kale codsanayaa in JAADKA DALKA laga joojiyo inta ay abaaruhu socdaan.

 

WAXAAN ku faraxsanahay sidii qiimaha lahayd ee sadexda xisbi u soo dhoweeyeen hal abuurkii SOMALILAND ee u damqaday DALKA IYO sidii fiicnayd ee ay taladii abwaaniinta u qaateen.

 

Waa wax lagu faano in aynu nahay bulsho is maqasha.

 

Inta inaga dhiman ee ah in qabiilka Laga guuro oo qaran loo guurona illaahay innoo dhamaystiro. Aamin

 

Gudomiyaha UCID France

 

Maxamed Axmed MUUSE

 

ALLA mahad leh.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews