berberatoday.com
Dooni Ku Degtay Bada U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga Oo Tahriibayaashii Saarnaa La Waayay Iyo Dalalka Ay U Dhasheen K
January 16, 2017 - Written by Berbera Today

Tripoli(Berberatoday.com)-Ku dhawaad 100 qof oo muhaajiriin ah ayaa lagu la’yahay gudaha badda Mediterranean-ka kaddib markii doonidii siday ay ku degtay meel ka baxsan xeebaha Liibiya.Tahriibayaal

Ciidammada ilaalada xeebaha Talyaaniga, kuwaasi oo haatan wada baadigoobka dadkaasi, ayaa sheegay in ay biyaha badda ka soo heleen 8 mayd halka 4 qofna ay soo badbaadiyeen.

Hasayeeshee tobannaan qof oo kale ayaa weli la rumaysan yahay in ay badda ku jiraan xilli uu haboonku u galay howlihii baadigoobka.

Doonta ayaa ku degtay inta u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga, halkaasi oo 50km u jirta xeebta Liibiya.
Markab dagaal oo uu Faransiisku leeyahay, laba doon oo ganacsi, iyo taageero dhanka hawada ah ayaa lagu fulinayaa howsha baadigoobka.

Ma  cadda dalalka ay u kala dhasheen muhaajiriintaasi ay la degtay doonidii ay saarnaayeen.

Tirada muhaajiriinta u safarta Yurub ayaa hoos u dhacday tan iyo markii ay bilaabatay dhibaatada muhaajiriinta dabayaaqadii 2015, hasayeeshee in dadku ay ka soo tallaabaan badda ayaa weli ah mid dad badan ay adeegsadaan misana khatar ah.

Jimcihii, ciidammada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa badbaadiyay ku dhawaad 550 muhaajiriin ah oo ku safrayay badda Mediterranean-ka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews