berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasin Oo Ka Digay Dhibaato Uu Xambaarsan Yahay Saldhiga Milatari Ee Dalalka Carabtu Berbera Ka Sameysanayaan Iyo Fariin Qeylo Dhaan Ah Oo Uu Kasoo Saaray
January 17, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf

Yasiin ayaa waxaa uu ganafka ku dhuftey isla markaana uu si xoogan uga hor yimid saldhig military oo dawlada imaaradku ka sameysato magaalada Berbera .

” Saldhiga Military waxaa uu qabtaa oo looga baahan yahay waxaa kow ah waa goob laga duulo , waa meel lagu kediyo hubka ay heysato dawladaasi , waa meel hubka lagu tijaabin karo , waana meel laga fulinkaro hawlo ciidan ” ayuu yidhi Axmed Yuusuf Yasiin

 

Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa uu qodob qodob u taxay dhibaatooyinka ay Somaliland ka dhaxli karto hadii ay ogolaato in imaaraadku saldhig Military ka sameysto Somaliland .

 

 

” Dhibaatooyinka ka iman kara saldhiga waxaa ka mid ah kow deeganka laga sameeye waxbuu yeeli karaa , sidoo kale waxaa lagu sameyn karaa meeshaas in qashinka hubkooda lagu aaso , waxey keeni kartaa dhaqan xumo , saldhiga meeshaas laga bixiyey sharciyan madaxweynuhu ma gali karo , dhinaca kalana sharciga dalkaagu ciidanka halkaas yimidma qaban karo ” ayuu yidhi madaxweyne ku xigeenkii hore

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/D46HQsCTZEs

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews