Gudoomiyayaasha Xisbiyada Waddani Iyo Ucid Oo Mudo Kordhin Ka Dalbaday Gudiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Iyo Gudoomiye Muuse Biixiga Kulmiye Oo Kasoo Horjeestay Mudo Kordhintaas
January 17, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd soo dhamaadey kulan ay
fooda isku dareen Hogaamiyayaasha saddex Xisbi qaran ee Somaliland iyo kominshanka Doorashooyinka
Kulankaasi ayaa markii uu soo dhamaadey waxaa faafaahin ka bixiyey saddex Gudoomiye Xisbi waxaan ay sheegen in ay xisbiyada mucaaridku ay warqad ay ku codsanayaan muddo kordhin 6 bilood ah u gudbiyeen kominshanka