berberatoday.com
Badhasaab Wacad Ku Maray In Uu Xil Ka Qaadis Ku Samaynayo Maayarka Magaalada Uu Xukumo Iyo Golihii Deegaanka Oo La Kala Saftay
January 19, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobolka Awadal Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa wacad ku maray in uu shir dag dag ah isugu keeni doono golaha deeganka magaalada boorama,

 

Mustafe  shiine.jpgMustafe  shiine.jpg

Waxaan bilaabay in uu sameeyo siddii golaha deeganku ay isugu iman lahaayeen una yeelan lahaayee kulan aan caadi ahayn oo xilka laga qaadayo Maydhanaha maayarka ka ah boorama.

Lama garanayo waxaa keenay in badhaasku arrimaha faraha la galo oo uu golaha deegaanka xiligan ka dhex abuuro xaaladd siyaasadeed,

Inkasta oo uu jiray khilaaf soo kala dhex galay labaddooda.

Shacabka boorama ayaa todobaadanaba la yaabanaa ficiladda uu ku doonayo in uu sameeyo badhasaab Shiine ee uu hoteladda boorama kaga dhex sheekaynayo.

Dhinaca kale golaha deegaanka boorama ayaa laba dhinac u kala safan halka qaar doonayaan in maayarka xilka laga qaado halka kuwa kalena ay diidan yihiin oo ay leeyahiin badhaabku faraha ha kala baxo golaha deegaanka.

awoodda maayarka ayaa lagu tilmaamaa in ay tahay mid aan muuqan waana ta keenay in uu  badhasaabku xil ka qaadistiisa faraha la galo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews