Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Maroodi-Jeex Oo Hada Ka Dareen Celiyey Xilka Loo Magacaabey
January 19, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha cusub ee mar dhaweyd madaxweyne Siilanyo u magacaabey
gudoomiyaha cusub ee gobalka Maroodi-Jeex Muddane Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale ) ayaa waxaa uu ka dareen celiyey xilkaasi
Muddane Buraale waxaa uu sheegay in uu madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo uu uga mahad naqaayo xilkaas cusub ee uu maanta u magacaabey isla markaana uu isaguna ku da daali doono in uu xilkaasi ka soo baxo