berberatoday.com
Deg Deg Ah”Masuul Hada Iska Casilay Xisbiga Waddani , Xilka Uu Hayey Iyo Xisbiga Uu Ku Biiri Doono
January 19, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa

waxaa uu shaaciyey in uu gabi ahaanba xilkaas iska casilay .

Masuulkan oo lagu magacaabo Sarakiye Cabdi Sulub ayaa waxaa uu sheegay in uu hayey xilka ah madaxda baritikoolka ee xisbiga Waddani isla markaana uu maanta go,aansadey in uu xisbigaasi iska casilo

 

Sidoo kale masuulkani waxaa uu sheegay in uu dhawaan shaacin dooni xisbiga uu ku biiri doono

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/XbqKBFJUCYw?t=1

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews