berberatoday.com
Ingiriiska Oo Ka Jawaabay Codsi Ay Somaliland Ku Doonayso Inay Kursi Goob-Jooge Ku Yeelato Ururka Barwaaqo Sooranka
January 19, 2017 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inaanay Somaliland xubin goob-jooge ku yeelan karin ururka barwaaqo sooranka.

 

Xildhibaan Andrew Rosindell oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska ayaa fadhigii shalay ee baarlamaanka Ingiriiska, wasiirul dawlaha xoghayaha arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka Mr. Tobias Ellwood, weydiiyay su’aal  nuxurkeedu ahaa mawqifka dawladda Ingiriiska ee in Somaliland kursi goob-jooge ku yeelan karto dalalka barwaaqo sooranka, ayaa wuxuu wasiirul dawluhu ku jawaabay,  “Ma jiro kaalin goob-joogenimmo ama  ka mid ahaansho la xidhiidha oo Wadamadda Barwaaqo-sooranku leeyahiin,” ayuu yidhi Mr. Tobias Ellwood, Wasiiru-dawlaha xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqo-sooranka, waxaanu intaas raaciyay  “Shuruudaha xubinnimada waxa ka mid noqon kara dal xor ah, isla markaana Somaliland weli aqoonsi caalami ah ma helin. Mowqifka Ingiriisku waxuu ahaa in Somaliland iyo Soomaaliya go’aan ka gaadhaan mustaqbalkooda, oo wadamadda jaararku hormuud  u noqdaan aqoonsiga waxa ka soo baxa.”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews