berberatoday.com
Dalkii Ugu Horreeyay Ee Islaam Ah Oo Mamnuucay Isticmaalka Indhashareerka Iyo Xijaabka Haweenka”Daawo Warbixin Muuqal Ah
January 20, 2017 - Written by Berbera Today

Rabat(Berberatoday,com)-Mid ka mid ah dalalka ugu caansan Dunida Islaamka ayaa si toos ah u mamnuucay indhashareeka kaas oo noqday wadankii ugu horreeyay ee Muslim ah ee mabnuuca indhashareerka ama niqaamka.

Dalka Marooko ayaa ku dhawaaqay in gudaha dalkaas laga mamnuucay indhashareerka iyo dhamaan dharka qariya Wajiga oo dhan .

Wareegto ka soo baxday wasaarada Arimaha gudaha dalka Marooko ayaa lagu shaaciyay in arimo dhanka Amniga ah awgood loo mamnuucay indhashareerka iyo Jalbaabka .

Dowlada Marooko ayaa ku andacooneysa in dambiilayaal badan oo la doon doonayo ay xidhaan Jalbaabka iyo indhashareerka kua waas oo qas iyo arrimo Argagixiso ka wada gudaha dalkaas waa sida uu sida uu hadalka u dhigee.

Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen dadka ka ganacsada iibinta indho shareerka in ay iska ilaaliyaan in ay iibiyaan indha shareerka am niqaamka.

https://youtu.be/o4p6eC8t87Q?t=11

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews