berberatoday.com
Dawladda UAE Oo Markab Raashin Ah Ugu Deeqday Bulshada Abaaruhu Tabaaleeyeen Ee Somaliland .
January 21, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Imaaraadka Carabtu waxay dadka ku tabaaloobay

abaaraha kulul ee ka jira gobollada bariga dalka Somaliland u soo dirtay Markab raashin mucaawimo ah oo ay ugu talogashay samato-bixinta bulshada abaaruhu taseeyeen. Markabkaas oo jidka ku soo jira, sida ay noo xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku dhow-dhow xafiiska wakiilka Somaliland u fadhiya Imaaraadka Carabta.

Markabkan raashinka ah, ayaa la sheegay in dawladda UAE ay kaga jawaabtay baaqii caalamiga ahaa ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo u diray beesha caalamka oo uu kaga dalbaday in gurmad bini’aadanimo lala soo gaadho dad lagu qadaray 1.5 Milyan oo abaaruhu saameyn taban ku yeesheen.

 

Waxa kaloo dawladda Imaaraadku bilaabaysaa 20 ceel biyood oo waaweyn oo ay ka binaynayso deegaannadii abaaruhu ku habsadeen ee ku yaalla Somaliland, iyadoo dhawaan ay qiimeyntii ceelashaasi dhammeystireen wefti khubarro ah oo ka socday Imaaraadka carabta oo uu wehelinayay wiilka Uu Madaxweyne Siilanyo Sodoga Uytahay ee ah wakiilka Somaliland ufadhiya Dalka Isut5aga imiraatka Carabta Baashe Cawil(Baashe Morgan)

 

 

Sidoo kale, waxa safaarada Somaliland dedaal u gashay inay kasbato dawladda imaaraadka carabta oo ah dal qaniya oo mashaariicdiisa horumarintu ka waxtar badan tahay kuwa dunidda reer galbeedka.waxaanu dalkaasi maalgeliyay mashruuc la xidhiidha biyo ballaadhinta caasimadda oo xilligan gabogabo ku dhow.

Markab raashinka Caawimada ah sida oo aan wali soo gaadhin Dekeda caalamiga ah ee Berbera ayaan la sheegin xadiga raashina uu sidaa inta uu leegyahay,

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews