berberatoday.com
Madaxweynihii Loo Doortay Dalka Gambia Oo Dal Kale Lagu Dhaariyey
January 21, 2017 - Written by Berbera Today

Dakar(Berberatoday.com)-Madaxwynaha cusub ee Dalka Gambia Adama Barrow, ayaa lagu dhaariyay safaaradda Gambia ee Caasimadda Dalka Senegal ee Dakar, ka dib markii Madaxweynaha Doorashada lagaga guuleystay diiday inuu Xilka ka dego.

khudbadiisii ayuu Madaxweyne Barrow ka codsaday urur goboleedka Galbeedka Afrika, ECOWAS iyo Qaramada Midoobay inay taageeraan waxa ay doonayaan dadka reer Gambia.

Wuxuu sidoo kale ku dhiiri galiyay ciidamada Gambia inay joogaan xeradooda, wuxuuna sheegay kuwa aan joogin xerada in loo arki doono mucaarad.

Dhaarinta Madaxweynaha ayaa lagu qabtay magaalada Dakar ee Senegal, kadib markii madaxweynihii hore ee Yahye Jammeh uu diiday inuu xilka ka dego kadib markii laga guulaystay.

Ciidamada urur goboleedka Galbeedka Afrika ayaa ciidamo u soo diray xudduudda Gambia si ay cadaadis u saaraan Madaxweyne Jammeh.

_93663620_fba2e7df-3e18-4878-8bef-f5b911513096

Dhaarinta Madaxweynaha cusub ee Dalka Gambia, ayaa ku soo beegmay Maalin uun ka dib markii Baarlamaanka Dalkaasi uu Saddex Bilood Wakhtiga u kordhiyey Madaxweynaha diiday inuu Xilka Wareejiyo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews