berberatoday.com
Trump Oo Maanta Loo Dhaariyey Madaxweynaha 45-aad Ee Dalka Maraykanka
January 21, 2017 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Donald Trump ayaa si rasmi ah u nqoday Madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, waxaanu Xilka laga wareegay Madaxweynihii hore ee Dalkaasi Barack Obama.

Madaxweyne Trump, ayaa Caasimadda Maraykanka ee Washington DC loogu qabtay Munaasibad ballaadhan oo lagu dhaariyey, taasi oo ay ka qayb-galeen Boqollaal Qof ka mid ah Dadweynaha Maraykanka, Madaxweynayaashii hore ee Dalka Maraykanka, sida Bil Clinton, Xaaskiisa Hillary Clinton, Goerge W. Bush, Xaaskiisa, iyo Madax ka mid ah Goleyaasha kala duwan ee Dawladda Maraykanka, ayaa wuxuu Madaxweynaha cusub ee Xilka loo dhaariyey uu ka jeediyey Khudbad dheer oo uu kaga hadlay Waxyaabaha u qorshaysan Mustaqbalka Fog iyo ka dhowba.

Madaxweyne Donald Trump, wuxuu khudbaddiisa ku sheegay inuu ahmiyadda koowaad siin doono Danaha Dadka iyo Dalka Maraykanka.

President Barack Obama, first lady Michelle Obama, President-elect Donald Trump and Melania Trump stand at the White House in Washington, Friday, Jan. 20, 2017. (AP Photo/Evan Vucci)

President Barack Obama, first lady Michelle Obama, President-elect Donald Trump and Melania Trump stand at the White House in Washington, Friday, Jan. 20, 2017. (AP Photo/Evan Vucci)

Sidoo kale, Madaxweyne Trump wuxuu sheegay in Talada uu Obama ku wareejiyey muujinayso Wanaagga Nidaamka Dimuqraadiga ah ee Maraykanku ku dhaqmo, “Maanta waa Maalinta ay Dawladda Maraykanku ay Adduunka tusto Qiimaha Dimuqraadiyadda.” Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray, “Maraykanku waa Dawladda qudha ee ay meel wada fadhiistaan Madaxweynayaashii hore.”

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews