berberatoday.com
Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Silaanyo Oo Dibada Looga Saaray Xafiiska Madaxweynaha+Wasiirka Uu Yahay
January 21, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi

Saxardiid Cadaani ayaa waxaa dibada looga soo saarey hoolka shirarka ee madaxtooyada Somaliland .

 

Dhacdadan ayaa waxaa ay dhacdey maalintii shalay oo Khamiis aheyd wakhtigaas oo ay madaxtooyada ku sugnaayeen saddexda gudoomiye iyo kominshanka doorashooyinka Somaliland oo kulan la lahaa madaxweyne Siilanyo .

Kulankaasina waxaa uu ahaa mid u khaas ah saddexda dhinac ee kala ah madaxweynaha , Gudida doorashooyinka iyo saddex xisbi isla markaana waxaa uu sidoo kale ahaa mid ka cagnaa in ay soo fadhiistaan wasiirada iyo masuulyiinta aan saddexdaas dhinac aheyn .

 

 

Wasiirkan ayaa hoolka ugu soo galay iyada oo ay fadhiyaan xisbiyada qaranka iyo kominshanka doorashooyinku , waana uu soo faadhiistey hoolka wakhtigaas oo la sugaayey madaxweyne Siilanyo in uu hoolka soo galo .

 

Kominshan doorashoyinka ayaa isla markiiba waxaa ay codsadeen in dibada hoolka looga saaro wasiir Cadaani  isla markaana  uu shirkani yahay mid khaas u ahaa saddexdaas dhinac waxaana wasiir Cadaani lagu war galiyey in uu hoolka dibada uga baxo , waxaana uu sidaasi kaga baxay hoolka  wasiirku

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews