berberatoday.com
“Waxaan Uga Jeednaa Markasta Daamurka Aanu Ku Shubayno Wadooyinka Inuu Ololiyo Jinka Iyo Shaydaanka Ku Jira Inuu Ka Saaro Kuwa Neceb Horumarka Ee Ku Xanuunsadda”Mayar Cabdishakuur Cidin
January 22, 2017 - Written by Berbera Today

Wuxu Yidhi Mayar Cabdishakuur Cidin Mar uu Maanta ka hadlaayay Dhagax Dhiga Jid Laamiya oo dib udhis iyo dayactir Lagu Samaynayo”

“11 Kaa Killo- Meter Ee Asphalt-ka Ah Waxaan Uga Jeednaa Markasta Daamurka Aanu Ku Shubayno Wadooyinka Inuu Ololiyo Jinka Iyo Shaydaanka Ku Jira Inuu Ka Saaro Kuwa Neceb Horumarka Ee Ku Xanuunsadda”. Hadaladaasi Waxay Ka Mid Ahaayeen Khudbad Uu Saaka Maayar Abdi Shakur Ka Jeediyay Dhagax-dhiga Mashruuc Wayn Oo Lagu Casriyaynayo Wadooyinka Berbera. Waxaa Hubaal Ah Maayar In Daamurku Ololin Doono Hadhaaga Kuwa Jinka Iyo Shaydaanku Ku Jiraan Ee Horumarka Neceb. Laamiyadda Berbera Oo Hal Mar Isku Wadda Bedelay Nooca Rooga Casriga Ah Ee Loo Yaqaano “Asphalt” Sanadkan Cusub 2017. Iyadoo Kow Iyo Toban Kilo Meter Oo Cusub Saaka La Dhagax Dhigay. Wadooyinka Ishu Qabanaysay Ee Kaantaroolka Galbeedka Ilaa Zero-ga Iyo Kaantaroolka Bari Ilaa Zero-ga, Wadadda Shacabka, Iyo Wadadda Warshadda Laydhka Oo Dhamaantood Ahaa Waddooyin Aad Muhiim Ugu Ahaa Shacabka Berbera Iyo Kuwa U Kala Gooshaya Magaalooyinka Hargeisa Iyo Burco Ee JSL. Dhaxal Aan Duugoobayn Baad Maayar Uga Tegaysaa Dadka Reer Berbera, Allena Hakaa Jazaa’i Siiyo Sidaad Maskaxdaadda Iyo Wakhtigaaga U Gelisay Inay Berberi Noqoto Magaallo La Tartamaysa Kuwa Caalamka.

DSC06514 DSC06536

DSC06497 DSC06498 DSC06499

DSC06505DSC06505

DSC06510DSC06512 DSC06506

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews