berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaannada Guurtida Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Sicir-bararka Muceeshadda Iyo Kor-u-kaca Sarrifka Doollarka
January 23, 2017 - Written by Berbera Today

Hargesya(Berberatoday.com)-Qaar ka tirsan Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Sicir-bararka aafeeyey Suuqyada Somaliland iyo qiimo-bararka Sarrifka Doollarka oo qiimo-tiray Lacagta Somaliland, iyaga oo sheegay in dhibaatadii Abaarta ee dalka ka jirta iyo Xoolaha iibkoodu hawada ka baxay ay Bulshada u sii raacday Sicir-barar.

XILDHIBAANNADA GOLAHA GUURTIDA OO SI ADAG UGA HADLAY SICIR-BARARKA IYO QIIMAHA DOOLLARKA 2017

Waxay Xildhibaannada Guurtidu ugu baaqeen Xukuumadda dhexe inay wax ka qabato dhibaatada Sicir-bararka Muceeshadda iyo guud ahaan wax kasta oo loo baahdo in Suuqyada dalka laga iibsado oo aan la jaraynin, isla markaana qiimohooda lagu fadhiisiyey Lacagta Maraykanka ee Doollarka, oo haba-yaraatee ay meesha ka baxday wax ku kala iibsashada iyo isku-baayacaadda Shilinka Somaliland, waxaanay Xildhibaannada qaar ku baaqeen in Sarriflayaasha iyo Ganacsatada waawayn ee Somaliland ay wax ka qabato Xukuumaddu.

Hadallada ama Dooddada Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ka tirsan ee la xidhiidha dhibaatada Sicir-bararka Muceeshadda kala duwan iyo kor u kaca qiimaha Sarrifka Lacagta Doollarka Maraykanku maalmahan ka marayo ama lagu sarrifayo Suuqyada Somaliland, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews