Maamulka Warshada Laydhka Berbera Oo Shaqo Ka Caydhin Iyo Xadhig Isugu Daray Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Warshada Laydhka Iyo Sababta Keentay
January 23, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Warshada Laydhka Maagaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Ayaa Maanta Xadhig Iyo shaqo ka Eris Isagu Dartay Todoba Inan Oo Ka Mid ah wiilasha Shaqaalaha Warshada Laydhka ka mid ah.
Todobadan Inan Ayaa Warshada Laydhka Uga Shaqeyn Jiray Saacad Qorista Ahaan Inamada U Qaabilsan Warshada Laydhka Kuwa Xaafada Magaalada Berbera Sacada Laydhka Ka Soo Qora.