berberatoday.com
War Deg Dega Ah” Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigey Booyaddii Biyo Dhaaminta Gurmadka Abaaraha Saaxil Oo Berbera Laga Dhacey
January 23, 2017 - Written by Berbera Today

Caynabo(Berberatoday.com)-War Deg Dega”Booyadii Biyo Dhaaminta Abaaraha Gobolka Saaxil Ee La Dhacey Oo Goordhaweyd Lagu Qabtey Degaanka u Dhaxeeya Ceelal iyo Bali Caraale Oo Katirsan Gobolka Saraar, Sida uu noo Xaqiijiyey Xildhibaan Bidhiidh C/laahi Aw Aden Oo Katirsan Golaha Degaanka Degmada Berbera islamarkaasina Kamida Guddida Abaaraha Ee Gobolka Saaxil,Waxaanu intaasi ii Raaciyey In Gaadhigaasi Hadda gacanta ay ku hayaan Ciidamada Amaanka Somaliland ,sidoo kalena Ay ku Dabo Jiraan Darawalkii iyo ninkale oo la Socday kuwaasi oo Sida Xoguhu Ay tibaxeen la sheegay iney hubeysnayeen
booyadii

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews