berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Go,aamo Laga Soo Saarey Shir Deg Deg Ah Oo Ay Isku Yimadeen Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Amaro La Dul Dhigay Adeegyada Zaad Iyo E-Dahab
January 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo ayaa waxaa uu shir deg deg ah oo aan caadi aheyn isku yeedhay golihiisa wasiirada .

Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid lagaga hadlaayey sicir bararka xoogan ee dalka ka jira waxaana laga soo saarey kulankaasi go,aamo dhawr ah oo ah oo ay ugu mihiimsan tahay

 

1. In aan sarifka qiimaha Dollerku $100 aanu ka badan sarifkiisu 700,000 (Todoba Boqol oo Kun ).

 

2. In aan adeega lacagaha ee ZAAD iyo E-Dahab aan lagu isticmaali karin lagac ka yar $100

Wasiirka Madaxtooyada oo go,aamadan saxaafada u akhriyey waxaa uu sidoo kale ugu hanjabey in shirkada go,aamadasi fulin weyda in ruqsada lagala noqdo

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 6 people, people standing

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday,com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews