Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadley Wakhtiga Ay Muddo Kordhinta Sameyn Doonan
January 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan oo maalintii shalay ahaa dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa uu maanta ka hadley arimaha doorashooyinka iyo abaaraha dalka ka jira

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in abaaro xoogani dalka ka jiraan , isla markaana aanay soo gaadhin wax warqad ah oo xukuumadu ku dalbaneyso muddo kordhin , marka golahooda soo gaadho warqadaasina ay ka talin doona oo ay qiimeyn ku sameyn doonta inta ay noqon karto muddo kordhinta ay sameynayaan