berberatoday.com
Qaar Ka Mid Suuqyadii Ganacsiga Ee Hargeysa Oo Saaka Albaabada Loo Laabay Kadib Markii Sixir Bararka Sarifka Lacagta Dollarku Hawada Isku Shareeray Iibka Qiimaha Meceeshaduna Isbedel Weyni Kuyimi
January 24, 2017 - Written by Berbera Today

bakhaarada6Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah suuqyadii ganacsiga ee magaalada Hargeysa ayaa

saaka albaabada loo laabey sicir bararka xoogan ee dalka ka jira iyo kor u kaca qiimaha sarifka awgii .

Suuqdan ayaa waxaa ka mid ah suuqii Gobanimo , Suuqii xafada Idaacada , Suuqii Xafada 150 , Suuqii Xafada Xero ee Jamac Gunti waxaana ay dadku aad uga cabanayaan kor u kicii ugu weynaa abid oo ku yimid qiimaha sarifka lacaga Doller-ka isla markaana sabab u noqdey in meceeshadii hawda gasho .

 

Sidoo kale warar aanu helayno waxaa ay noo sheegayaan in mudaharaadyo koobani ay saaka ka dhaceen suuqa gobanimo , balse aad looga cabsi qabo in ay istaadhmaan muda haraadyo caasimada laga dareemo .

 

 

Sidoo kale waxaa goobahaasi Tagay Maayarka Hargeysa , Badhasaabka Maroodi-Jeex iyo taliyaha ciidanka Booliska isla markana dadkii suuqyadaasi kulamo la lahaa 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews