berberatoday.com
Hargeysa”Hooyo Gabadh Ay Dhashay Oo Jin Galay Ugu Yeedhay Askari Si Uu Jinka Ugu Hanjabo Oo Xabadi Kaga Qaraxday Gabdhii Oo Naf Baxday
January 25, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waa saaka , hooyo kamid ah hooyooyinka reer hargeysa ayaa gabadheedi jin gallay , illeyn waa beer wax dhallee , dibadda ayay usoo baxday si’ay u hesho cid garab siisa.
Waxaa guriga hortiisa marayey oo isheedu qabatay Askari shaqo tag ah oo qorigiisi digta ku sita; hooyadii waa ay u yeedhay waxayna usheegtay askarigii Xaallada innanteeda, sidoo kale waxay u sheegtay in la yidhi jinku wuxuu ka cabsadaa askarta iyo Dirayskooda , askarigii waa raacay hooyadii kadib gurigii baa la tagay.
Askariga Qur’aan akhris looguma yeedhinne waxaa hooyadu rabtay innuu jinka ka cabsiiyo.
Gabadhii ayuu askarigii dul tegay kadib qorigiisi ayuu khasnaddii Rasaasta ka saarray , Innantii oo jiifta ayuu dhegta qoriga afkiisi kaga qabtay, illeyn Xabad ayaa dhuunta taallay keebka ayaa askarigii oo leh war ma ka baxaysaa ayaa gacantu kaga dhacday keebkii qoriga oo markiisi hore Xabaddi dhuunta taallay ,Xabadii innantii dhegta intay ka gashay ayay dhegta kale ka baxday!!!
Subxaan Allaah.
Allahayoow u naxariiso, Allahayoow hooyadeed ayaa ka daran oo u aragta innay wedka ugu yeedhay innanteedi Rabboow samir ka sii

 

 

Xigasho Cabdirisaaq Terra

Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews