berberatoday.com
Khilaafka Cirka Isku Shareeray Oo Soo Kale Dhexgalay Wasaradda Caafimaadka Togdheer Iyo Isuduwaha Oo Cusbitaalka Ka Furtay Goob Ganacsi
January 25, 2017 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Cusbitaalka Wayn Ee Magalada Burco Waa Cusbitaal Ku Fadhiya Bad Baaladhan Isla Markaan U Wayn Gobolada Bariga Somaliland Oo Lagu Dabiibo Dadyoowga Ku Kale Sugan Gobolada Bariga Somailand Waa Xarun Muuhiim U Ah Bulshada Gobolada Bariga Somaliland,

Hadaba Wasaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Ayaa Tan Iyo Intii Lasoo Magacabay Isuduwaha Caafimaadka Togdheer Dr Yuusuf Dirir Cali Ayaa Waxa Ay Gaadhay Wasarada Caafimadka Togdheer  Goob Ay Ka Taliso Qabyaaladu Oo Hadheeysay Khilaafyo Soo Noqnoqday,

Isuduwaha Haatan Hurmmudka  Ka Ah Waasarada Cafimadka Gobolka Togdheer Ayaa Ka Bilaabay Dhacdooyin U Gub Ku Ah Wasarada Caafimaadka Somaliland Taasi Oo Ka Bilaabay In Cusbitaalka Lagu Dabiibo Bukaan Jiifka Goob Lagu Cunteeyo Kasoo Sababay

 

Khilaaf Xogani Soo Kale Dhex Galo Agaaismaha Cusbitaalka Burco,Madaxa Shaqalaha Cusbitaalka Iyo Isuduwaha Wasarada Caafimaadka Togdheer,

 

Khilaafkan Oo Sababay In Shaqada Laga Joojiyo Madaxa Shaqaalaha Cusbitaalka Burco Qadan Haybe Iyo Agaasimaha Cusbitaalka Burco Oo U Labadoodaba Soo Magacabay Wasiirka Caafimaadka Somaliland Taasi Oo Lasheegay In Awoodaha U Istacmaalay Isuduwuhu Uu Ka Lib Haysto ,Agaasimaha Guud Ee Wasarada Caafimaadka  Oo Ay Isku  Deegaan Kasoo-Jeedaan Isuduwaha Iyo  Wakiilka Somaliland U Fadhiya Imraadka Carabta,Taasina Sababtay In Khilaaf Daashado Wasarada Caafimaadka Gobolka Togdheer,

Sidoo Kale Ilo Xogaagaal Ah Oo Ka Ag Dhaw Wasarada Caafimaadka Togdheer Ayaa Sheegaya In Shaqalaha Wasarada Caafimaadku U Qaybsameen Garabyo Kale Duwan Taasi Oo Sababatay Qabyalad Soo Kale Dhexgashay Shaqalahaasi Taasina Sababi Karta In Bukaan jiifkii Cusbitaalka Ay Lumaan Adeegyadii Ay Heli Jireen,

 

Waxa Mudooyinkii Udanbeeyay Soo Badanayay Khilaaf Daashaday Oo Soo Noqnoqday Isla Markaana Hadheeyay Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer  Kaasi Oo La Sheegay Inuu Sababay Qabyaalad,Kale Qubqub Iyo Masuuliyin Shaqaalaha Caafimaadka Ku Tijaabinaya Awoodiisa Xukamdeed.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews