Madaxweyne Siilanyo Oo Hada Magacaabis Sameeyey Iyo Cida Uu Magacaabey
January 25, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatiday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo
waxa digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4506/012017, ku magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Madaxweynuhu:
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Arkay: Baahida loo qabo in la magacaabo Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland;