berberatoday.com
Murashaxa Aadan Jaamac Oo Soo Jeediyay In La Israaciyo Doorashada Madaxtooyada Iyo Wakiilada
January 25, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaan xukuumadda iyo Xisbiyada ugu baaqayaa in wada jir loogu gurmado dadkeena ay abaaruhu ku habsadeen een biyo iyo baad midna hayn, sidaasi darteed waa in lacagta doorashooyinka ugu jirta miisaaniyada (8000,000 milyan ee Dollar) iyo in kaloo lagu daro si wax loo siiyo kumaan ka kun ee qoys ee caydhoobay abaaraha oo bilaha inaga soo fool leh xaaladdu sii adkaanayso haddii alle madarkiisa noo shubin.  Waxa kale oo haboon oo lagama maarmaan ah in sanadka danbe la wada qabto labada doorasho, taas oo dan dalka ugu jiro dhinaca qorshaha iyo nidaam ahaanba. Haddii la qaban waayo ta wakiillada inay ay adkaan doonto in dib loo qabto waayo madaxweynaha hadda Axmed Maxamed Siilaanyo uma sharaxna doorashada wayna u fududahay inuu ku dhiirado dhamaystirka cabashooyinka ka jira saamiqaybsiga si loo qabto doorashada wakiillada.

Aadan Jaamac Cabdillaahi

Guddoomiyaha murashixiinta u tartamaysa doorashada golaha wakiilada

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews