War Deg Deg Ah”Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Hotelka Dayax Ee Muqdisho
January 25, 2017 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, qarax aad u xoogan ayaa lagu weeraray Hotelka Dayax oo ku yaalla wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan dhanka Sayidka.

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray Hotelka, iyadoo qaraxa kadib la maqlaayay rasaas xoogan oo dhaceysa