berberatoday.com
Canbaareyn mug leh Xadhiga Xaqdarada ah ee lala beegsaday Madaxa Suuqgeynta Shirkada Telesom Mudane Abdiwahaab Maax Maxamuud subaxnimadii 25/1/2017.
January 26, 2017 - Written by Berbera Today
Waxaan Xukuumada ku canbaaraynaynaa Xadhiga Xaqdarada ah ee lala beegsaday madaxa Suuqgeynta ee Shirkada Telesom mudane Abdiwahaab Maax Maxamuud oo bishan 25/1/17  subaxnimadii  11 am  Ciidanka CID  xabsiga u taxaabeen. Waxaa Dastuurka qaranka Somaliland uu udamaanad qaadayaa in muwaadin kasta oo Somalilander ahi uu qaab kasta oo uu doono uu dareenkiisa u cabiri karo xukuumadana u daliili karo Sidaa daraadeed. 
Xadhigan Xaqdarada ah ee lagula kacay  Abdiwahaab  Maax Maxamuud xal u noqon mayso xiisada ka taagan sicir bararka baahay ee dalka ku habsaday ee waxay ku sii kordhinaysaa  uun shacabweynaha reer Somaliland gaar ahaan shacabka Caasimada Hargeisa  Dareen dheeraad ah  kaas oo  dhali kara Kacdoon dadweyne oo ku baaha dhamaan Gobolada Dalka oo dhan . Waxaana ay  cabudhintaa iyo cago jugleyntaa shaqsiyaadka gaar ka ah bar timaameedka laga dhiganayaa ay sii hurin doontaa oo sii shidaalin doontaa kacdoonada ka curtay Caasimada Hargeysa.
Waxaanu Xukuumada Siilaanyo ku wargelineynaa in aanu maanta oo taariikhdu tahay 25/1/2017 aanu magaca ganacsadahaa  u gudbinay  5-taHayadood ee u Dooda xaqdarada lagu hayo  xoriyad-tulqawlka iyo xuquuqul insaanka taas oo ay ugu horeyso Amnesty International. Waxaanu leenahay Xukuumada hadii aan sida ugu dhakhsaha badan xoriyadiisa oo buuxda loogu soo celin  ganacsadahaa waxay galaafan doontaa nabadgelyada guud ee dalka.
Allaa Mahad leh.
Waa Billahi Towfiiq
A/rahman Fidhinle
UK.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews