berberatoday.com
Maareeye Kuxigeenka Dekeda Berbera Oo Lacag Adag Kubixiyay Xafalad Taageero Loogu Raadinaayo Xisbiga Kulmiye Iyo Magacyo Iyo Qabiilo Boodhadh Lagu Soo Xardhay Iyo Fadeexad Horleh
January 26, 2017 - Written by Berbera Today

Maareeye Kuxigeenka Dekeda Berbera Oo Lacag Adag Kubixiyay Xafalad Taageero Loogu Raadinaayo Xisbiga Kulmiye Ayaa Caawa Kadhacday Huteel Maansoor Ee Magaalada Berbera.+Abaaraha Baahsan Ee Kajira Somaaliland

 

Beesha habar jeclo6

Maareeye Kuxigeenka Dekeda Berbera Cabdi Cabdillahi Xasan-mataan Iyo Masuuliyiinta Kasoo Jeeda Beesha Madaxwayne Silaanyo Ee Xilalka Kahaya Gobolka Saaxil; Ayaa Caawa Taagerayaal Aan Tiradoodu Badnayn Oo Ay Kubaxday Qader Maaliyadeed Oo Badani ,Munaasibad Soodhowayna Oo Ay Kutaageerayaan Xisbiga Kulmiye Ugu Qabtay Huteel Maansoor Ee Magaalada Berbera,Waxaana Munaasibadaasi Kasoo Qayb Galay ,Masuuliyiinta Xilalka Kahaya Gobolka Saaxil Ee Kasoojeeda Beesha Madaxwayne Silaanyo ,Badhasaabka Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed,Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxi, Munaasibadan Taageerada Loogu Raadinaay Xisbiga Talada Waddanka Haye Ee Kulmiye Ayaa Umuuqatay,Mid Lagusoo Canaantay Masuuliyiinta Xilalka Kahaya Ee Gobolka Saaxil Ee Uu Ugu Horeeyo Maareeye Kuxigeenka Dekeda Berbera Cabdi C/laahi Xasan Mataan ,Oo Abaabulaayay Xafladaasi Amaba U. ahaa Musdanbeed, Kadib Markii Todobaadkii Inasoo Dhaafay Ay Taagerayaal Tirabadan Oo Kasoo Jeeda Bariga Burco Xafalad Balaadhan Uu Ugu Qabtay Xisbiga Waddani Huteel Maasoor Ee Magaalada Berbera ,Waxaana Xafladani Ay Umuuqatay Mid Taasi Loogu Jawaab Celinaayo Sikastaba Xaalku Ha,ahaadee Waxa Muuqata Inuu Xisbiga Kulmiye Uu Ilaabay Abaaraha Baahsan Ee Dalka Kajira Oo Uu Kumashquulay Munaasibado Soodhowayno Ah Oo Ay Taasi Caawa Kamid Tahay Waxana La,Odhankaraa Lacagta Kubaxaysa Xafaladahasi Waxay Biyo Iyo Baad U,goyn Lahayd Dadka Ay Abaarahu Halakeeyeen Ee Kunool Somaaliland

 

beesha beenta

Cabdiraxmaan Maxamed Cige

Berbera/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews