berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Baabuur V8 Ah Oo Wasaarada Madaxtooyadu Leedahay Oo Ay Wataan Rag Maandooriye Cabsan Oo Shil Ku Galay Berbera+Daawo Sawirada
January 26, 2017 - Written by Berbera Today

v8Berbera(Berberatoday.com)-Baabuurkan oo noociisu ahaa nooca raaxada ee Land Crusserka V8 ayaa shil ku galay agagaarka Hutel shide ee magaalada Berbera halka ay ku kala leexdaan jidka Dekeda taga iyo jid kale ee suuqa weynaha magaalada berbera gala islamarkaana ah wadad ugu weyn ee magalada berbera dhex marta.

Baabuurkan ayaa ku dhacay meel bohol ah oo biyo mareen saaka subaxnimadii hore iyada oo la sheegay inay wateen rag ka tirsan wasaarada Madaxtooyada Somaliland oo Sarkhaansan ama cabsan Maandooriyaha khamriga,

Baabuurkan ayaa la sheegay inuu leeyahay Mid kamida Wasiir kuxigeen wasaarada Madaxtooyada oo dhawaan la magacaabay. kaas oo aan magaciisa oo saxa aanan helin.

waxaana la sheegazy inuu masuulkani Berbera ujoogo arimaha wareejinta Dekeda Berbera iyo shaqaale iyto hawlwadeeno ujooga Berbera shirkada DP World oo uu shirar iyo kulamo kula lahaa Hutel Maansoor Berbera.

Ragan Sarkhaasan ee baaburku shilka lagalay ayaa la sheegay inay soo gaadheen dhaawacyo yaryar oo fududi kuwaas oo hada lagu daaweynayo Cisbataalka guud ee Berbera.

baabuurkan  shilka galay ee wasaarada Madaxtooyada Somaliland ayaa waxa laysku dayay in goobta uu ku dhacay si dag dag ah looga qaado balse may suuragalin goobta uu ku dhacay oo biyo mareen doox ah wiish  iyo liftara Dekedu leedahay oo loogu yeedhay ayaa goobta ka qaadi kariwaayeen.

Arinkan ayaa noqonaya Fadeexad baahsan oo dul hoganaysa Wasaarada Madaxtooyada Somaliland oo gaadiidkeedii iyo shaqaaleheedii suuqa sharaaca ah ku sarkhaamayaan iyaga gaadiidkii Madaxtooyada wata.

v8 v81 v83 v83 v84 v85

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews