berberatoday.com
Wasiir Maxamud Xaashi Waxa Uu Shirkada Telesom Adeegeeda Zaadka Uxidhayaa Siyaasad Iyo Tuhun Uu Ka Qabo In Cabdiraxmaan Ciro ay Isku Beel Yihiin Masuuliyiinta Shirkada Ugu Saamiga Badan
January 26, 2017 - Written by Berbera Today

Salaa Bahda Saxafada xorta ah ee Somaliland . Bacda salaan

Waxa aan maanta qalinta uqaatay in aan sharaxaad kooban ka bixiyo Sababta Wasiirka Madaxtooyada Somaliland amarka xadidaada ah uga soo saaray Adeega Zaad Service ee lagu caana maalay ee aan sixir bararka dalka ka jirana shaqo iyo shuqul toona kulahayn

waa la ogayahay waxa sixir bararka keenay lacagta faraha badan ee Xukumada siilanyo maalin kasta soo daabacato ee suuqyadii dalka hafisay noodhkeeduna yahay shanta kun ee Somaliland ah iyo Lacagaha ay dawlada ka boobaan wasiirada iyo Xildhibaanada dawlada ushaqeeya ee marka lacag qaataanba intay suuqa sariflayaasha la tagaan odhanaaya iigu bedela lacag adag oo dollar ah sababahaas dhawrka ah ayaa loo anaynayaa sixir bararka iyo qiima dhacaya lacagta qaranka somaliland ee noodhadhka shanta shilin, tobanka shilin, kontonka shilin iyo boqolkeedii shilin suuqyada ka baxeen ee an haba yaratee la qaadanin iyada oo lacagta somaliland ee laqaataa kusoo ururtay shan kun shan boqol iyo kun shilin.

Siyaasada kale ee uu Wasiirka Madaxtooyadu uxidhaayo adeega Zaadka ee shirkada Telesom waa tuhun uu ka qabo in shirkada Telesom Masuuliyiinteeda ugu Saamiga Badan iyo Gudoomiyaha ahna Musharax xisbiga waddani Cabdiraxmaan Ciro xidhiidh beelnimo wada leeyihiin taasina waa ta keentay inuu bilaabo curyaaminta koboca dhaqaalaha shirkada Telesom.

 

 

Axmed-weli Nuur Xassan

Hargaysa/Somaliland

Nuuriye@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews