berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha La Doortay Ee Gambia Adama Barrow Oo Ku Noqday Dalkiisa Si Wayna Loogu Soo Dhaweeyay
January 27, 2017 - Written by Berbera Today

Banjul(Berberatoday.com)-Madaxweynaha doorashada ku guulaystay ee dalka Gambia, Adama Barrow ayaa soo afjaray mastaafuriskii uu dibada ku

joogay, kuna soo laabtay dalkiisa, waxaana si wayn loogu soo dhaweeyay caasimadda dalkaas ee Banjul oo uu ka soo degay.

 

Adama Barrow oo isagu ku guulaystay doorashadii dalkaas ka dhacday ayaan xukunka kala wareegtin madaxweynihii ka horeeyay, Yahya Jammah oo diiday inuu xukunka ku wareejiyo, kaas oo markii culays waddamada gobolka iyo dunidu saartay ka degay kursiga, masaafurisna ugu baxsaday dalka dibadiisa, Adama Barrow ayaa January 20, 2017ka lagu dhaariyay safaarada dalkisu ku leeyahay waddanka Senegal oo uu u baxsaday maalmo ka hor intaan la gaadhin wakhtigii xilku kaga dhamaa Gen.Yahya Jammah.

https://youtu.be/77n_5ypnXI0?t=1

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews