berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xukuumada Somaliland Oo Digniin Culus Hawda U Marisay Shirkadihii Ku Guuleystay Maalgalinta Warshada Sibidhka Ee Berbera
January 27, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com0-Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland Cumar Shuceyb oo maanta xafiiskiisa kula hadley qaar ka mid ah warbaahinta ayaa waxaa uu digniin culus u diray shirkadihii ku guuleystay maalgalinta warshada sibidhka ee Berbera .

 

 

 

Wasiirka ayaa waxaa uu shirkadahaasi ugu baaqay in ay ku soo dhimeystiraan waxii ka dhiman ee looga baahan yahay inta bishan ka hadhey hadii ay ku soo dhameystiri waayana lagala noqon doono Liisankii loo siiyey maalgalinta warshada sibidhka

 

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu ugu baaqey ururka ay ku midoobeen ganacsatadu in ay maalinta Sabtida ah yimadaan wasarada ganacsiga si ay kulamo u qataan masuulyiinta wasaaradasi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/jDvLfo0ReKI

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews