berberatoday.com
Donald Trump Oo La Filayo Inuu Xayiraad Saaro Dalal Afrika Iyo Bariga Dhexe Ku Yaal Oo Muslimiin U Badan + Lifaaqyo Sir Ah Oo La Helay
January 27, 2017 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Donald Trump ayaa la filayaa inuu shaaciyo xayiraado dhanka socdaalka ah inuu saaro todobo dal oo Afrika ah iyo qaar ka mid ah dalalka Bariga dhexe.

Dukumiinti amar ah oo ka kooban sideed bog ayaa warbaahinta loo kala diray, kaas oo ku qoran yahay xayiraadda dhanka socdaalka ah.

Waxaa ku qoran in madaxweyne Trump uu joojinayo muddo afar bilood ah barnaamijka qaxootiga ee Suuriya, iyo guud ahaan mashaariicda qaxootiga.

Sidoo kale, madaxweynaha wuxuu doonayaa inuu hakiyo fiisaha ama dal ku galka la siiyo muwaadiniinta dalal aan la magacaabin oo lagu sheegay inay amniga Mareykanka halis ku yihiin.

Dhibaato soo foodsaartay Muslimiinta Mareykanka

Qareenada arrimaha socdaalka waxay BBC-da u sheegeen inay aaminsan yihiin in dalalkaasi ay ka mid yihiin Suuriya, Ciraaq, Iraan, Liibiya, Sudan, Soomaaliya iyo Yaman.

Aqalka Cad ayaa diiday inuu faafaahin ka bixiyo dukumiintiyada, waxaana suuragal ah in is bedel lagu sameeyo ka hor intaanan la saxiixin.

Donald Trump ayaa u muuqda inuu dib fulinayo ballanqaadyadiisii xilligii ololaha ee ah in Muslimiinta uu ka mamnuucayo Mareykanka.

Sharciga waxaa qasab ah inay magaalooyiinka Mareykanka taageeraan si uu u dhaqangalo ayna u caawiyaan laamaha socdaalka ee dalkaas.

Maadaama aysan ahayn xeer rasmi ah, qaabka dhaqan gelinta ayaa suuragal ah in lagu kala duwanaayo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews