berberatoday.com
Maareyaha Dekeda Berbera Oo Xidhay Xurimihii Sarifka Lacagaha Ee Shirkada Telesom, Dahabshiil Iyo Oomaar Ku Lahaayeen Gudaha Dekeda Berbera Isagoo Amarkii Xukumada Fulinaya
January 27, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir Ayaa Fuliyey Goaankii Xukuumadu ku Joojisay Sarifka Lacagta Shirkadaha Waaweyn ee Lacagaha Qalaad kuwaas oo goobo sariflayaal ah kulahaa gudaha Dekeda Berbera.

Waxaanu Maareeyuhu Amray xidhitaanka Rugaha Sarifka ee Shirkadaha Dahabshiil, Telesom iyo Oomaar ay Dekeda Berbera gudaheeda kulahaayeen.

Waxaana maalintii khamiista ee shalay albaabada laysugu dhuftay goobahaa shirkadaha sixir bararka dalka galiyay ku sarifi jireen lacagta adag ee Dollarka ee ay ganacsatada iyo dadka Dekeda badeecadaha ka cashuuranayaa ka sarifan jireen Xarumahaas ku dhex yaala Dekeda Berbera oo xifiltan weyni ka jhiray dhexdooda kuna kala duwanaa qiimaha sarifka lacagta dollarka.

 

 

 

Berberatoday.com.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews