berberatoday.com
Waxay Ku Haboonayd In Xukuumaddu Gebi Ahaan-ba System-ka Electronics Ah Ee Shirkaddaha Telesom Iyo Dahabshiil Ee Zaad Iyo E-dahab Loo Bedelo Shillin-ka SL Lagana Saaro Lacagta Qalaad Ee Dollarka………Qalinkii Ustaad Siciid Jaamac
January 28, 2017 - Written by Berbera Today

Waxaan ku amaanayaa go’aamadda dawladdu wax kaga qabanayso aafadda sixir bararka ee baryahan danbe ina aafeeyay xaqiiqdiina maaha sida dadka qaar iyagu u turjunteen oo ah sidii iyagu ay jeclaayeen dawladnimadduna wax kale maaha ee waa in sharcigu shaqeeyo awaamiirteedduna ay fullaan waayo iyadda ayaa sharcigu u fasaxayaa inay wixii danta dadka jilicsan iyo maatidda ay u aragto inuu wax u tarayo ay dhaqan geliso. Qodobadda waxaa ka mid ah tusaale ahaan marka la leeyahay wixii 100 ka yar ( two digit) ee hoos uga bilaabma 99 ilaa 1 waxba lagu iibsan maayo ujeedkeeddu maaha wixii intaas ka yari gebi ahaanba ma shaqaynayaan ee waxa weeyaan Shillin-ka SL ayaa wixii 100 ka yari ku shaqaynayaan. 100 iyo wixii ka badan (three digit) waa sax waana lagu kala ganacsan karaa. Anigu shakhsiyan qodobkaas la iima diidin waana inta ugu dhaqdhaqaaqa badan (Activity) adeegyaddan Electronics ah Ee Zaad Iyo E-dahab wuxuuna noqon doonaa mid wax wayn ka tara soo noolaynta shillinkeenna SL Ee dhintay, waxaan sidoo kale odhan karaa dawladdu way ka yara dhintay shirkaddaha ee waxay ahayd inay gebi ahaan shirkaddaha ku amarto in System-ka la isku dhaafsaddo Shillin-ka SL lana xaaraan timeeyo lacagta qalaad ee dollar-ka ee ay ku shaqeeyaan.

Wa Billaahi Tawfiiq

Ustaad Siciid Jaamac

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews