berberatoday.com
Weriye Hereri Oo Waraysi La Yeeshay Rayslwasaaraha Itoobiya
January 28, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Weriye  Cabdisalam Hereri Oo Ka tirsan telefishanka Universal ayaa waraysi aad u dheer Oo dhinacyo badan taabanaya waxaa uu magaalada Jigjiga kula yeeshay ra’iisal wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn.

1

Ra’iisal wasaarahu waxaa uu magaalada Jigjiga u joogay laba maalmood xuska maalinta xoolo dhaqatada ee Ethiopia.Waraysiga ayaa Cabdisalam Hereri waxyaabaha uu ku waydiiyay raiisal wasaaraha Ethiopia Waxaa Ka mid ah abaaraha dalka Ethiopia isaga Oo intii uu ku sugnaa qaybta ismaamulka Somalida Soo booqday magaalooyinka Qabri dahare iyo Gaashaamo.Xaalada wakhtigan ee deegaanka Somalida ee Ethiopia. madaxwaynaha Cusub ee loo doortay Maraykabka ee Donald Trump Iyo saamaynta ay ku yeelan karto Afrika,gaar ahaana hawlaha nabad ilaalinta ee badan ee ay Ethiopia Ka qayb qaadato sida Somaliya Oo kale.

Ra’iisal wasaarahu Waxaa kale Oo uu waraysiga kaga hadlayaa khilaafka webiga Niilka ee u dhexeeya wadankooda Iyo dalka Masar.Hailemariam Desalegn waxaa kale Oo uu Cabdisalam Hereri Ka waraystay arimaha Somaliya Iyo

Somaliland.Waraysigaasi Waxaa uu Ka bixi doonaa Universal TV,Jimcaha 3 February, 9 fiidnimo ee Afrikada bari,6 wakhtiga UK

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews