berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Hordhaca Wareysi Uu Dhawaan Saxafiga Cabdisalaan Hereri Ka Qaadey Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Iyo Su,aalaha Uu Weydiiyey .
January 29, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka Universal waxaa uu dhawaan wareysigii ugu

horeyeey ee warbaahin ku hadasha afka somaligu la yeelato ka qaadey raysal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn.

 

Wareysigan ayaa waxaa magaalada Jigjiga kaga qaadey raysal wasaaraha saxafiga caanka ah ee Cabdisalaan Hereri waxaana ka mid ah su,aalihii uu weydiiyey , abaaraha ka jira geeska Africa gaar ahaan ku Itoobiya , sida uu u arko madaxweynaha Cusub ee dalka Mareykanka iyo arimo khuseeya Somaliland iyo Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Hordhaca Wareysigan

https://youtu.be/eM_mHc2Mzsg?t=107

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews