berberatoday.com
Gabadh Yar Oo Ku Guuleysatay Inay Wax Sawirto Iyada Oo Aan Lahayn Lugo Iyo Gacmo !
January 29, 2017 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Gabadh yar oo la yidhaa Harmony ayaa waxay ku guuleysatay inay wax sawirto iyada oo aan lahayn lugo iyo gacmo midna, gabadhan yar ayaa marka hore waxay ku dhalatay iyada oo laxaadkeedu dhamaystiran yahay,

warka gabadha yarlaakiin markii ay jirtay muddo sanad ah ayaa waxa ku dhacay Infection dhiiga u raacay waxa aanay arrintaasi sababtay in laga jaro lugaha iyo gacmaha, gabadhan yar oo da’deedu tahay 2 jir ayaa waxay aad u jeceshahay inay wax sawirto, isla markaana waxay waalidkeedu cadeeyeen in xanuunkii ku dhacay ee ay laxaadkeeda ku weyday aanu farxdeeda iyo nolosheeda waxba ka badalin sida Wargeyska Himilo ka soo xigtay Shabakada Haggington Post .

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews