Hargeysa”Sheeko Foolxumadeeda Wadata Oo Ka Dhacday Guri Qoys Is Aroostay Iyo Nin Naag Iska Dhigay Oo Milxiis Ka Ahaa Arooska Oo Fashilmay
January 29, 2017 - Written by Berbera Today
Magaalada Hargaysa waxaa ka dhacday sheeko yaab leh Taasi oo ahayd Gabadh la guursaday Markii la rabay in lala wareego waxaa dhacday inay tidhi Gabadh Malxiisad ah ayaa I raacaysa Arooska .
Dabeeto lagu soo dar arooskiina wuu dhamaaday ,ileen Sheekoba way danbaysaaye Malxiisadu Naagba Maahee waa Nin ,waxay Qolka soo fadhido oo gabadhuna dhehdo Inanta Malxiisadaan kazoo noqonayaaba ayaa Maalinkii danbe ayay tidhi Caruusadii Inantu way tegaysaaye Nooli ayaa xaaji lagaa rabaa ,100 dolar ayuu isaguna meelahaas kazoo amaahday .
Ninka Gabadha Guursaday waa Muruqmaal subaxii wuu Kalahaa Habeenkiina Xili danbe ayuu Guriga Yimaadaa ,Mindhaa Malxiiskoow Hawshiisa ayuu iska wataa ,wuu niqaaban Yahay ,Qolkuu dhex fadhiyaa ,Naaso Macmal ah ayaa loo soo sameeyey xaga danbena Maryaa lagaga soo Guray ,Xaafadoodiina way raadinaysaa ,Marba gabadha Caruusada ah ayuu telefonkeeda Ka garaaca Qoyskoodii oo ku dhahaa Hawlbaan Haystaaye waan idin salaamayaa waan nabad qabaaye.
Ugu danbayn Arintii Waa soo dhamaatay ,nooligii la siiyayna kumuu tegine Wuu soo fadhiyaa Xaafadiina Boolis ayaa soo galay mise Waaba nin gadh iyo shaarubo leh .
Jeelka la dhig Arinkiina Umadiiba Fajac iyo Amakaag Lama arag ah ku noqoy.
Sida lagu ogadayna waxa weeye ninkii gabadha qabay baa shakiyey waa maxay qofkan niqaaban ee aanad marna wejigiisa arkayni lakiin habeenkii dambe wuu u qayilay Markii xaaskisi seexatay buu dhegaystay qolkii mucjisadu ku jirtu mise waba nkn tele ku hadlaya hebeenkii iska seexay subixiu buu saldhiga Askar kasoo kaxaystay markii la baadhayna waba nin gadh iyo sharubk leh
Naagtada isla gurigaaga halagula qabaa u daran a yaa