Daawo Muuqalka”Maxkamada Magaalada Hargeysa Oo Maanta 9 Eedeysane Ku Riday Xukun Noociisu Cusub Yahay Iyo Danbiga Ay Galeen
January 30, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa waxaa uu maanta xukuno isku mid ah ku riday sagaal Eedeysane oo lagu soo eedeeyey in ay bilaa sharci ku wadeen baabuurta ay dadka shacibka ay raacaan ee Basaska Caasiga Ah
Gudoomiyaha maxkamada degmada ayaa waxaa uu sheegay in eedeysanayaashani ay ahayeen qaar caadeystayaal ah isla markaana waxaa uu shacibka kale ee reer Somaliland uga digay in ay bilaa sharci ku kaxeystaan baabuurta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka warkan