Masaajid Ku Yaala Dalka Canada Oo Weerar Lagu Qaadey , Cida Weerarkaas Qaadey Iyo Tirada Dadka Lagu Dilay
January 30, 2017 - Written by Berbera Today
Canada(Berberatoday.com)-Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhimatay rasaas lagu furay masaajid ku yaalla magaalada Quebec ee dalka Kanada.

Rasaasta ayaa lagu furay Xarunta Dhaqanka Islaamka ee Quebec habeenimadii Axadda, sida ay booliisku sheegeen.