Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kala Diray Guddidii Dacwadaha Dhulka
January 30, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa Kala Diray Guddidii Dacwadaha Dhulka taas oo mudo xileedkeedu ahaa laba sanno islamarkaana noqotay mid mudo dhaaf ka badan labadii sanno ee loogu tala galay ku yimi

