berberatoday.com
Waxa ay igu tidhi, adeer wadankii ma “Drought” ba ka dhacay? Drought wa kalmad qalaad (Ingiriisi) W/Q Maxamed Haaruun Biixi
January 30, 2017 - Written by Berbera Today

Waxa ay igu tidhi, adeer wadankii ma “Drought” ba ka dhacay? Drought wa kalmad qalaad (Ingiriisi), micnaheedu na wa biyo yaraan ka dhalata roobabka oo yarada. Inantii yarayd waxa aan ugu jawaabay – haa adeer. Ka dib waxa ay igu tidhi, “Maxaa biyaha badda milixda looga sari waayay si loo cabbo? Waxa aan ku idhi – adeer habkaasi waa mid lacag badan iyo farsamo ba u baahan, labadiina ma hayno. Hoosna waxa aan u idhi, “Warka ay haysaa yaraa. Yaa u sheega in aan joojisan waynay biyihii iskood u macaanaa ee dhulka yaacaayay! Kalmadda “Drought” uun baa ay maqashay, waxa ayna is tidhi halkaas baa biyo ugu dhaw. Run ahaan waxa imika na haystaa ma aha biyo yaraan uun, lakiin xaaluf dhinaca daaqqa ah, iyo cunto yaraan ayaa jira. Nin Jim Fisher la odhan jiray oo dhawr iyo toban sanno ka hor macalin ii ahaan jiray ayaa waa igu yidhi – xaaladda “drought” anakka (Yurubiyanka) waxa astaan noogu ah kolka aanay roobab badani di’in, ee dadka idaacadaha iyo wargeysyada looga sheego in ay yareeyaan waraabka beeraha iyo wixii la hal maala, laakiin idinka astantu waa marka ay dad dhintaan haraad awgii. Qolo marka ay yarayso waraabka beeraha ayaa ay u taqaanaa in ay biyo yaraani jirto, qolo na marka ay dad/duunyo qudh baxdo. Xagee lagu kala xisaabayaa?

 

 

 

W/Q 

Maxamed Haaruun Biixi
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews