berberatoday.com
Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Oo Xil Cusub Umagacaabay Mid Kamida Dhalinyarada Reer Berbera Iyo Magaca Xilkaas Oo Cusub
January 31, 2017 - Written by Berbera Today

Cumar Cabdi cumarHargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Cali Maxamed Xasan(Cali Mareexan)ayaa Umagacabaay Isuduwaha Guud ee Wasaartada Hawlaha Guud Uqaabilsan Gobolada Awdal.Gabiley,Maroodijeex Iyo Saaxil Cumar Cabdi Cumar oo kamida dhalinyarada Reer Berbera, 

Waxaana sidaas lagu sheegay Waraaq uu ku saxeexanyahay Wasiirka hawlaha Guud Iyo Guriyaynta somaliland Cali Maxmed Xasan(Cali Mareexan)oo xafiiskiisa kasoo baxaday.

Masuulkan lamagacaabay ayaa noqon doona mid si guud uxukumi doona xafiisyada afarta Gobol ee aynu kor kusoo sheegnay waa xilkii uhoreeyay ee noociisa ah ee la magacaabo mudadii ay Somaliland jirtay,

Halkan Hoose Ka akhriso waraaqada kasoo Baxaday Xafiiska hawlaha Guud ee wasiirkuna ku saxeexanyahay.

Waraqada Magacaabista

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews