berberatoday.com
Xafiiska Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Barack Obama Oo War Qoraal Ah Soo Saarey Iyo Arimo Xasaasi Ah Oo Lagaga Hadley
January 31, 2017 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Xafiiska Barack Obama ayaa soo saaray war qoraal ah oo

uu ku sheegay, in madaxweynaha hore ee Maraykanka uu la dhacay dibed baxyada ballaaran ee looga soo horjeedo, amarka uu madaxweyne Trump ku mamnuucayo dadka ka yimaada waddamada Muslimka ah qaarkood.

Image may contain: 1 person

 

 

Afhayeenka Obama, Kevin Lewis, ayaa sheegay in hogaamiyaha hore uu si weyn u khilaafsan yahay in dadka loo takooro diinta ay aaminsan yihiin.

 

Waxa uu sheegay in ay tahay in la dhagaysto shacabka muujinaya dareenkooda, isla markaana mar waliba la raaco qiyamka uu ku dhisan yahay Maraykanka.

Dhanka kale, in ka badan hal milyan oo qof oo ku nool Britain, ayaa saxiixday dalab ay uga codsanayaan dowladda inay baajiso booqashada la qorsheynayo inuu Trump ku tago dalkaasi dabayaaqada sanadkan.

Dalabkan ayaa jawaab u ah amarka uu soo saaray madaxweyne Trump oo ka dhan ah qaxootiga.

Kuwa ka dambeeya dalabkan ayaa ku doodaya in boqorada ay ceeb ku tahay haddii Trump uu booqdo Britain.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews