Dawlada Xamar Oo Si Cadho Leh Uga Hadashey Amarkii Ka Soo Baxay Madaxweyne Donald Trump
February 1, 2017 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaam Cumar Hadliye, ayaa ka hadlay
Amarka kazoo baxay Madaxweynaha Doowlada Mareeykanka Donald Trump ee uu 7 wadan oo ay Soomaaliya kamid tahay uga mamnuucay ineey qaxooti ahaan ku galaan Mareeykanka.
Wasiir Hadliye oo isagoo ka qeyb galaya shirka madaxda Afrika ee Addis-Ababa kasocda ayaa isagoo wareysi gaar ah siinayay Idaacada VOA-da waxa uu sheegay in Doowlada Soomaaliya ay si aad ah uga xuntahay amarka ka soo baxay madaxweynaha Mareeykanka.