berberatoday.com
Haweenay Uu Madaxwayne Trump Si Kumeel Gaadh Ah Ugu Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maraykanka oo Fariin U Dirtay Waaxda Cadaalada
February 1, 2017 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Saacado kadib marki uu shaqada ka eryey madaxweyne Trump ku simihii Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Mareykanka Sally Yates oo u hogaansami weyday amarka uu Trump kusoo rogay qaxootiga, ayaa haweeneyda booskeeda lagu bedelay waxay ku amartay Waaxda Cadaaladda Mareykanka inay difaacaan amarada madaxweynaha.mudaharaadka trump lagu diidan yahay 2017

Trump ayaa si ku meel gaar ah u magacaabay Dana Boente inay noqoto Xeer Ilaaliye ku meel gaar ah, inta uu Golaha senate-ka si rasmi ah uga aqbalayo ninka uu Trump u magacaabay xeer ilaaliyaha guud Jeff Sessions.

Xalay ayey aheyd marki uu madaxweyne Trump si deg deg ah xilkii uga qaaday ku simaha xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka Sally Yates, oo qareenada Waaxda Caddaaladda u sheegtay inaysan difaacinn go’aanka madaxweynaha.

Warsaxaafadeed ka soo baxay aqalka cad ayaa lagu sheegaycin Sally Yates oo ka tirsanayd maamulkii madaxweyne Obama ay ku gaftay wasaaradda garsoorka ka dib markii ay diiday inay meel mariso sharci loogu talagalay inuu difaaco dalka Maraykanka.

Go’aanka Trump uu dalka Mareykanka kaga mamnuucay muwaadiniinta dalalka Somalia, Syria, Iran, Yemen, Libya, Sudan iy Iraq ayaa abuuray cadho xooggan, waxaana la filayaa in maxkamad laga diiwaan geliyo codsi amarkaas looga laabanayo.

 

 

Source bbc

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews