berberatoday.com
SOOL: Dablay Hubaysan Oo Xalay Fiidkii Laba Rag Ah Iyo Haweenay Ku Toogtay Badhtamaha Magaalada Laascaanood, Xog-warranka Badhasaabka Iyo Wararkii U Dambeeyay
February 2, 2017 - Written by Berbera Today

Ciidammada Ammaanka Oo Ku Daba Jira Dablaydan Oo Markii Ay Toogteen Saddexda Qof Baxsaday + Wararka dheeraadka ah ee Laga Helayo Toogashadan

Laascaanood(Berberatoday.com)-Laba Rag ah iyo Qof Dumar ah, ayaa Xalay dablay hubaysani ku toogteen Badhtamaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Dablay ku hubaysan Baaskoolado, ayaa Magaalada Laascaanood, gaar ahaan meesha loo yaqaanno Gooladda oo ku taalla badhtamaha Magaalada ku toogtay laba Nin oo wada socday iyo Haweenay, sida loo xaqiijiyey Wargeyska Himilo Xalay.

Labada Nin iyo Haweenayda ayaa waxa soo gaadhay dhaawacyo kala gedisan,  waxaana dhaawacyadooda la geeyay Cisbitaalka Magaalada Laascaanood, si xaaladdooda Caafimaad loola tacaalo.

Warka ayaa intaa u daraya, in dablayda weerarkan geystay oo aan Tiradooda lagu sugin ay meesha ay Weerarka ka geysteen ka Carareen markii ay toogteen Saddexda Qof, isla-markaana aan illaa hadda Gacanta lagu soo dhigin.

Warbaahinta Internet-ka ee Gobolka Sool, ayaa Xalay Weriyey in labada Nin ee la dhaawacay uu midkood Geeriyooday, laakiin Badhasaabka Gobolka Sool Cabdi Khayre oo Wargeyska Himilo la xidhiidhay, ayaa sheegay in Saddexda Qof ee la toogtay ay dhammaantood nool yihiin, laakiin ay labada Nin midkood uu dhaawaciisu culus yahay.

Badhasaabku wuxuu sheegay inay Ciidammada Ammaanku ku daba jiraan inay soo qabtaan Gacan ku-dhiigleyaasha dhaawacyada u geystay Saddexdan Qof.

Illaa hadda ma cadda sababta Dablaydu u bartilmaameedsadeen labada Ragga ah iyo Qofka Dumarka ah, wallow Warar Internet-ka lagu baahiyey sheegeen in yoolka dablaydu ahaa Labada Ragga ah, balse ay raaciyeen Haweenayda oo qaylisay markii ay toogteen labada Nin.

Weerarka lagu dhaawacay Saddexda Qof, ayaa dhacay intii u dhexaysay Salaadda Makhrib iyo Salaadda

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews