berberatoday.com
Xulka Dalka Masar Oo Gaadhay Fiinaalka Koobka Qaramada Afrika
February 2, 2017 - Written by Berbera Today

Gabon(Berberatoday.com)-Xulka Masar ayaa noqday kii ugu horreeyay ee gaara ciyaarta kama dambeysta ah ee Koobka Qaramada Afrika.

masar

Waxa uu rigoorayaal uga badiyay xulka Burkina Faso, ka dib markii ay isla dhaafi waayeen barbaro 1-1 ah.

Goolhaye Essam El Hadary ayaa gool ku laad ka qabtay Bertrand Traore, sidaasi ayayna guusha ku raacday Masar.

Masar ayaa hadda sugeysa xulka kasoo baxa ciyaarta caawa dhexmari doonta kooxaha Ghana iyo Cameroon.

Goolhaye El Hadary ayaa hadda fursad u haysta in uu dalkiisa u qaado koobkii shanaad ee tartankan ah.

Halkan Hoose Muuqalka Ciyaarta Ka Daawo 

https://youtu.be/s9kqs66noO0?t=10

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews