Daawo Muqaalka”Fannaanka Xasan Aadan Samatar Oo Hees Cusub Soo Saaray 2017 Ka Bogo
February 4, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fannaanka Caanka ah ee Xasan Aadan Samatar oo dhawaan Heeso cusub oo dhawr ah soo saaray oo ku soo beegmaya dhammaadka 2016-ka ama horraanta sannadka cusub ee 2017-ka, ayaannu mid ka mid ah oo aannu idiin soo xulnay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta Berberatoday.com.
FANNAANKA XASAN AADAN SAMATAR 2016 HEES CUSUB MIIRAALE CAASHAQ