berberatoday.com
Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Af-Hayeenkii Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Somaliland Iyo Sababta Xadhigiisa
February 5, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada Berberatoday.com waxaa ay sheegayaan in la xidhay af-hayeenkii xarunta xuquuqal iinsaanka Axmed Xuseen Cabdi.

 

Sidoo kale waxaa sidaasi qaar ka mid ah warbaainta u xaqiijiyey Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Guuleed Axmed Jaamac waxaana uu sheegay in xadhiga afhayeenku uu yimid ka dib markii uu maanta war saxaafadeed ka soo saaray dacwad ay ciidanka boolisku ku fureen Gudoomiye Guuleed taas oo la xidhiidha codsi uu soo bandhigay oo xarunta xuquuqal iinsaanku shacabka somaliland kaga dalbanaysay inay saxeexaan codsi loo gudbinayo madaxweyne Siilaanyo oo ku saabsan dib u habayn lagu sameeyo ciidanka Booliska.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews